Skip to:

Consultations - Soomaaliga

Portland State University’s Hatfield School of Government waxaa uu sameeyey Oregon’s Kitchen Table sanadkii 2010 iyadii oo ay wadaag yihiin kooxo kala duwan, ururada bulshada ee aan dowliga ahayn iyo hogaamiyayal ay ka go’an tahay in ay ku caawiyaan dadka Oregon in ay yeeshaan cod yeeshaan.

Oregon’s Kitchen Table waa urur aan dowli ahayn ee tilmaama sidii ay dadwaynuhu ugu warcelin lahaayeen xukuumada maxaliga ah iyo tan gobolkaba. Howlwadeenadu waxa ay si dhow ula shaqaynayaan hogaanka bulshada si ay u abuuraan sahanno taaba-gal ah oo jawaab u noqon kara isbedelada ay maamulka wajahayaan. Iyadii oo la adeegsanayo Oregon’s Kitchen Table dadwaynuhu waxa ay qiyaasi karaan islamarkaana caawin karaan sidii ay u qaabayn lahaayeen in siyaasada iyo siyaasiyiintu helaan warcelin tayo sare leh tan ka dhigaysa in ay hogaamiyayaal wanaagsan noqdaan.

Create your account

Log in to your existing account

Sidee u shaqaysaa Oregon’s Kitchen Table:

  • Waanu uruurinaynaa maxsuulka sahankan innagii oo adeegsan doona macluumaadkaa la bixiyey islamarkaana warcelinta qof walba eegayna sida ay ugu warcelinayso kala duwanaanshaha bulshadaa la sahmiyey.
  • Ma jiro doonaan macluumaad shakhsiyadeed (sida magac, email-ka, nambarada telephone-ka, ama cinwaanada) lagu lifaaqi doono warcelinada sahanka ama cid kale la tusi doono.
  • Waxa aannu la shaqaynaa DHM Research, koox cilmi-baarayaal reer Portland ah oo aan cidna ka tirsanayn oo naga caawin doona xaga la talinta iyo falan qaynta.

Macluumaadka laga soo uruuriyo talooyinka Oregon’s Kitchen Table waxaa lagu baahin donaa aqalka qaybta