Skip to main content
Logo: Oregon's Kitchen Table

Main navigation

  • About
    • Our Team
    • Contact Us
    • Our Values
    • Frequently Asked Questions
    • Join
  • Community Engagement
  • Hatfield Futures
    • Hatfield Futures 2023
    • Hatfield Futures 2024
  • Special Projects
    • City of Portland PEP Talks
    • McKenzie Rebuilds
    • Oregon Citizens Assembly
    • Civic Crowdfunding
  • The Latest

Social Media Icons

  • Oregon's Kitchen Table on Facebook
  • Oregon's Kitchen Table on Instagram
  • Oregon's Kitchen Table on X

Soo Celint Badqabka leh ee Daawada gudaha Oregon

Language switcher

  • 中文
  • English
  • Español
  • Русский
  • Soomaali
  • Tiếng Việt

Past Engagement

Row of red teapots with heart designs and a semicircle border

October 2021

Gobalka Oregon wuxuu leeyahay barnaamij cusub si loo xaqiijiyo in dadku ay helaan qaabab si ammaan ah ay iskaga fogeeyaan daawooyinka aan loo baahnayn. Barnaamijku wuxuu dadka siinayaa goobo ay geeyaan daawooyin la nacay halkii ay iskaga tuuri lahaayeen ama bulaacada ugu falaashi lahaayeen. MED-Project USA waa koox khayri ah oo bixisa qaabab dadku kusoo celin karaan daawooyinka dhacay ama aysan baahi danbe u qabin. Wuxuu la shaqaynayaa gobalka si loo xaqiijiyo in xarumo la keeno daawada iyo qaabab kale oo daawada lagusoo cesho si fudud loogu abuuro bulshooyinka gobalka ku dhaqan. Xiligii Gu'ga 2021 Oregon’s Kitchen Table ayaa kala shaqeeysay MED-Project USA raadinta waxa dadka u sahli kara inay iskasoo celiyaan daawada aysan u baahnayn. Kani waa dulmarka waxa aan maqalnay. Warbixinta buuxda oo bixinaysa xog dheeraad ah ayaad halkan ka helaysa.

Read the ReportRead the Overview

Language switcher (lower)

  • 中文
  • English
  • Español
  • Русский
  • Soomaali
  • Tiếng Việt

Oregon's Kitchen Table logo

Oregon's Kitchen Table

Contact Information

503-725-5248  |  info@oregonskitchentable.org

Footer social media icons

  • Oregon's Kitchen Table on Facebook
  • Oregon's Kitchen Table on Instagram
  • Oregon's Kitchen Table on X

Partner organization logos

National Policy Consensus Center
Portland State University

Privacy and copyright

Privacy Policy  |  © 2024 Oregon Kitchen Table. All Rights Reserved.