Past Engagement

May 2024
Guddiga Dhirta (Guddiga) iyo Waaxda Dhirta ee Oregon (ODF) ayaa korka kala socda keymaha Oregon. Waxay la shaqeeyaan Oregon’s Kitchen Table (OKT) si loo ogaado waxa ay dadku qabaan ama ka aaminsan yihiin keymaha Oregon. Waxa Guddiga iyo ODF ay maqleen waxay qaabeyn doonaan qorshahooda istiraatijiyadeed ee cusub ee loogu talagalay keymaha.
OKT waxay u isticmaashay ra’yi ururintani iyo kulamadani si ay wax uga maqasho dadka Oregon oo dhan. Warbixintani waxay sheegaysaa waxa ay OKT maqashay.
Audio Stories from Oregonians
People in Oregon have many different experiences in forests. Several Oregonians have shared stories with us about how they are connected to Oregon forests. We asked participants in the different engagement activites to listen to those stories and think about the different perspectives and experiences as they considered what they want to see for the future of Oregon forests. The audio stories are available here in English.