Skip to main content
Logo: Oregon's Kitchen Table

Main navigation

  • About
    • Our Team
    • Contact Us
    • Our Values
    • Frequently Asked Questions
    • Join
  • Community Engagement
  • Hatfield Futures
    • Hatfield Futures 2023
    • Hatfield Futures 2024
  • Special Projects
    • City of Portland PEP Talks
    • McKenzie Rebuilds
    • Oregon Citizens Assembly
    • Civic Crowdfunding
  • The Latest

Social Media Icons

  • Oregon's Kitchen Table on Facebook
  • Oregon's Kitchen Table on Instagram
  • Oregon's Kitchen Table on X

Ka qayb galinta Bulshada ee Istiraatijiyada Ilaha Biyaha ee Isku dhafan ee Oregon

Language switcher

  • عربي
  • 中文
  • Chuukese
  • English
  • Español
  • Русский
  • Soomaali
  • українська
  • Tiếng Việt

Past Engagement

A cartoon smiling glasses of water with arms and legs, holding water droplets.

July 2023

Istiraatijiyada Ilaha Biyaha ee Isku dhafan ee Oregon (the Strategy) waa hab loogu talagalay hay’adaha gobolka Oregon si ay si wanaagsan ugu fahmaan oo u buuxiyaan baahiyaha biyaha ee kala duwan ee Oregon. Istiraatijiyada waxaa la cusbooneysiiyaa shantii sanaba mar. Waxaa jira 14 hay’ado goboleed oo adeegsada Istiraatijiyada si ay tallaabo uga qaadaan biyaha Oregon.

Gu’ga iyo xagaaga 2023, Waaxda Ilaha Biyaha ee Oregon (OWRD) ayaa la shaqeysay Oregon’s Kitchen Table (OKT), si ay wax uga maqasho dadka Oregon oo dhan ee ku saabsan waxa ay rabaan in ay ka dhex arkaan Istiraatijiyada xigta. Waxaanu wax ka maqalnay ku dhawaad 1900 qof oo ka kala socday Oregon.

Warbixintani waxay soo koobaysaa waxa OKT ay ku maqashay ra’yi ururin ku qoran 9 luqaddood, wada hadalada bulshada, iyo siyaabo kale oo dadku wax kula wadaageen waxa ay qabaan. Wixii ay dadku sheegeen ayaa koox ahaan la iskugu geeyay oo lagu daray fikradaha la midka ah.

Read the ReportRead the Summary

Language switcher (lower)

  • عربي
  • 中文
  • Chuukese
  • English
  • Español
  • Русский
  • Soomaali
  • українська
  • Tiếng Việt

Oregon's Kitchen Table logo

Oregon's Kitchen Table

Contact Information

503-725-5248  |  info@oregonskitchentable.org

Footer social media icons

  • Oregon's Kitchen Table on Facebook
  • Oregon's Kitchen Table on Instagram
  • Oregon's Kitchen Table on X

Partner organization logos

National Policy Consensus Center
Portland State University

Privacy and copyright

Privacy Policy  |  © 2024 Oregon Kitchen Table. All Rights Reserved.